💥💥🎤Ogaysiis Muhiim Ah🎤💥💥
Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu
Waxaan Ogaysiisnaynaa Ardayda Ku Taxan Webka ‪daarulxadiith, Boggeena Facebook & Telegram-ka Daarulxadiith In Kitaabkii Saxiixul Muslim Oo Uu Inoo Akhrin Jiray Fadiilatu Sheekh Xassaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan Xafidahullaah Uu Dib Ubilaaban Doonoo Insha’allaah.
Xiliga: Habeenka Sabtida Soo Galayso. Muxaram 7, 1441 | September 6, 2019
Habeenada: Bacdal Makhrib – Sabti, Axad & Isniin.
Subax: Bacdal Fajar – Talaada, Arbaca & Khamiis.
Goobta: Masjidul Bilaal Ee Ku Yaala Ushriika.
La Wadaaga Asxaabtiina….