Category: Duruusta
Kusoo Dhawaada Webka Daarul Xadiith
ALXAMDULILLAAH WEBKA DAARULXADIITH.COM HAWADA BUU KUSOO NOQDAY Asc, Dhaman Walaalaha Muslimiinta Ah Ee Ku Taxan Webka Daarulxadiith, Waxaan Idin Ogaysiinaynaa In Webka Dib Unashqadayn Lagu Sameeyey, Marka Waxaa Ka Maqan Duruusta & Muxaadaraatka Dambe. Sababtuna Waa Webka Oo Wali Shaqo Kusocoto. Hadaba Hadaad Aragtaan Duruustii Iyo Muxadarooyinkii Hore Inay Wax Ka Maqan Yihiin, Nasoo Wargeliya, Si Aan Usoo Gelino. FG: Waxaan Webka Kusoo Kordhinay Hadaan Hal Iyo Laba Ka Tilmaamno Waxaa Ka Mid Ah: 1. Meesha Ay Ku Qoran Tahay (Raadi), Waxaad Si Fudud Ugu Raadin Kartaa Waxaad Rabto. Adigoo…
Sii Akhri..