Ogeysiis

💥💥🎤Ogaysiis Muhiim Ah🎤💥💥

  Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu Waxaan Ogaysiisnaynaa Ardayda Ku Taxan Webka ‪daarulxadiith, Boggeena Facebook & Telegram-ka Daarulxadiith In Kitaabkii Saxiixul Muslim Oo Uu Inoo Akhrin Jiray Fadiilatu Sheekh Xassaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan Xafidahullaah Uu Dib Ubilaaban Doonoo Insha’allaah. Xiliga: Habeenka Sabtida Soo Galayso. Muxaram 7, 1441 | September 6, 2019 Habeenada: Bacdal Makhrib – Sabti, Axad & Isniin. Subax: Bacdal Fajar – Talaada, Arbaca & Khamiis. Goobta: Masjidul Bilaal Ee Ku Yaala Ushriika. La Wadaaga Asxaabtiina….

Sii Akhri..
Nairobi, Kenya Prayer: March 17, 2026
Fajr Iqamah

05:49

5:49 AM

4 Hour 8 Minute
Prayer Begins Iqamah
Fajr5:29 AM 5:49 AM
Sunrise6:38 AM
Zuhr12:41 PM 1:01 PM
Asr3:42 PM 3:57 PM
Maghrib6:45 PM 6:50 PM
Isha7:49 PM 8:19 PM