Kusoo Dhawaada Webka Daarul Xadiith
ALXAMDULILLAAH WEBKA DAARULXADIITH.COM HAWADA BUU KUSOO NOQDAY
Asc, Dhaman Walaalaha Muslimiinta Ah Ee Ku Taxan Webka Daarulxadiith, Waxaan Idin Ogaysiinaynaa In Webka Dib Unashqadayn Lagu Sameeyey, Marka Waxaa Ka Maqan Duruusta & Muxaadaraatka Dambe. Sababtuna Waa Webka Oo Wali Shaqo Kusocoto.
Hadaba Hadaad Aragtaan Duruustii Iyo Muxadarooyinkii Hore Inay Wax Ka Maqan Yihiin, Nasoo Wargeliya, Si Aan Usoo Gelino.
FG: Waxaan Webka Kusoo Kordhinay Hadaan Hal Iyo Laba Ka Tilmaamno Waxaa Ka Mid Ah:
1. Meesha Ay Ku Qoran Tahay (Raadi), Waxaad Si Fudud Ugu Raadin Kartaa Waxaad Rabto. Adigoo Aanan Aadin Khaanada Uu Ay Ku Jirto Waxaad Raadinayso, Waxaad Ku Qoraysaa 3. Eray Uu Ka Bilaabmo Waxaad Raadinayso.
2. Dersi Ama Muxaadaro Walba Waxaa Hoos Yaala “Share” Oo Aad Ku Share Garayn Karto Meelo Kala Duwan. Si Aad Ula Wadaagto Asxaabta Iyo Qaraabada.
3. Waxaa Iyadana Muhiim Ah Inaan Tilmaamno, Youtube-ka Dersi Amase Muxadadaro Walba Oo Lasoo Geliyo, Waxaad Si Fudud Uga Daawan Kartaan Page-ka Hore. Waliba Waxaa Dheer Iyadoo Aanan Xayasiis Kaasoo Dhexgalayn Waxaad Daawanayso.
Email: daarulxadiith@gmail.com
Jazaakumullaahu Khayran
Maamulka Webka