Asmaul Husna

Login Form



Is Diiwaan Geli Newska Webka







Tell A Friend To Daarulxadiith

Tell a Friend

Wadamada Laga Soo Boqdo Webka

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu

……...OGAYSIIS…..

Ikhwatil Islaam Wal Iimaan Kitaabkii RAWDATUL NAATHIR WAJUNATUL MUNAATHIR Ee Usuulu Fiqhiga Ahaa Waa Diyaar Al Xamdulillaah Wuxuuna Ku Jiraa Khaanada Usuulu Fiqhiga. Amase Si Fudud Halkaan Guji Si Aad U Aado Khaanada Usuulu Fiqhiga.

 

*****NEW KITAAB*****

Ikhwatii Fil Caqiidah Sheekh Abuu Salmaan Xafidahullaah Wuxuu Bilaabay Caawa Oo Ay Taariikhdu Tahay Jumaadul Thani 25, 1434 Oo kubeegan May 6, 2013 Kitaab Fiqhi Ah Oo Layiraahdo "Manthuumatul Qawaacid AlFiqhiyah Lishaykh Abdirahman Assacdi". Kitaabkuna Wuxuu Bixi Doonaa Maalmaha Kala Ah: Habeenada Ay Soo Galaayaan Isniin, Talaada, Arbaca & Khamiis. Wakhtigana Waa Bacdal Maqrib @ 7:00pm Nairobi Time Insha'allaah. Xarunta Lagu Akhrinaayana Waa Daarul Xadiith Lidaraasaat Walbixaath.

Sidoo Kale Walaalayaal Waxaa Wali Inoo Socda Oo Uu Sheekhu Akhriyaa Kitaabka Sunanu Nasaa'i Wuxuuna Baxaa Maalmaha Kala Ah: Sabti, Axad, Isniin, Talaada & Arbaca. Wakhtigana Waa 6:30am Nairobi Time Bacdal Fajr Insha'allaah.

Walaalayaal Cashar Kasta  Oo Duruustaan Kamid Ah Waxaan Soo Dhigaynaa Meesha Hoose Ee Front Pagekan, Sidoo Kale Waxaad Ka Heli Kartaan Khaanada Kitaabka Nasaa'iga Iyo Khaanada Tad'hiirul Ictiqaadka Insha'allaah.

 

!!!Bishaaro!!! Bishaaro!!! Bishaaro!!! Bishaaro!!!

Walaalayaal Waxaa Diyaar Idiin Ah

*5tii Muxadaro Ee Cusbaa Hadaba Hoos Kadaawada*

القول الأمين في صدي العدوان المبين

''Hadalkii Ammiinka Ahaa Ee Radinaayay Cadaawadii Cadayd''

Walaalayaal Muxaadaradani Waxay Jawaab U Tahay Muxaadaro Uu Jeediyey Sh. Maxamed Cabdi Umal Oo Ku Wajahnayd Sh. Xassaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan

Walaalayaal Muxaadaradan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya Sheekheena Al Calaamah Sheekh Xassaan Xuseen Aadam Xafidahullaah

 

Waa Muxadaradii 1aad.

 

Waa Muxaadaradii 2aad

 

Waa Muxaadaradii 3aad

 

Waa Muxaadaradii 4aad

 

Waa Muxaadaradii 5aad

 

Walaalayaal Hadii Aad Ubaahataan Muxaadaraadkii Hore Ee Kusaabsanaa Jamaacatu Ictisaam Ee Sadexda Qaybood Uu Sheekhu Ukala Qaybiyey Kuwaasoo Kala Ahaa 1. Sharxida Fuqahadu Waxay Wax Ku Gaalaysiin Jireen, 2. Tilmamida Khaladaadka Manhajka Ictisaam, 3. Khaladaadka Manhajka Ictisaamka Ee Al-Jihaad Wal Maslaxa. Waxaad Ka Heli Kartaan Khaanada Muxaadaraatka Ee Sheekh Xassaan Xuseen Qaybteeda Muxaadarooyinka Taxanaha Ah.

Walaalayaal Sidoo Kale Waxaan Udiyaarinay Walaalaha Ku Taxan Webka Daarulxadiith.com  Muxaadarooyinka Dambe Ee Ka Wayn CD, Amase 80minute In Aanu Jar Jarnay Si Aanu Uga Dhigno Kuwo Laga Dhigan Karo CD's Si Ay Uga Faa'idaystaan Walaaluhu.

Walaayaal Sheekheena Xassaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan Xafidahullaah Miisaanka Xasanaatka Allaah Sw Ha Usaaro Aamiin Yaa Rabbi.

Waa Walaalihiin Maamulka Webka Daaruladiith.com Oo Idinkaga Tegaaya

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu.

 

اللهم ثبتنا على دينك

اللهم آمين

Walaalayaal Ducadiina Hanaga Ilaawina Baarakallaahu Fiikum.

***** New Kitaabo *****

Kitaabka Sunanu Nasaa'i & Kitaabka Manthuumatul Qawaacid AlFiqhiyah

By: Sh. Xassaan Xuseen Abuu Salmaan Xafidahullaah

Download Ciwaanka Dhageyso Size Length
download 06 Manthuumatul Qawaacid AlFiqhiyah~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

20.6 MB 60:04 min
download 07 Manthuumatul Qawaacid AlFiqhiyah~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

12.1 MB 70:14 min
download 076 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (1401-1422)~ Sh. Xassaan
www.daaruluxadiith.com

26.3 MB 76:39 min
download 077 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (1423-1432)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

20 MB 58:18 min
download 078 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (1433-1458)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

23.8 MB 69:26 min
download 079 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (1459-1478)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

27.2 MB 79:20 min
download 08 Manthuumatul Qawaacid AlFiqhiyah~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

10.7 MB 62:20 min
download 080 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (1479-1495)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

17.9 MB 78:01 min
download 081 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (1496-1512)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

27.9 MB 81:18 min
download 082 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (1513-1528)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

26.3 MB 76:40 min
download 09 Manthuumatul Qawaacid AlFiqhiyah~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

17.6 MB 102:48 min
download Gabadha Muslimada Ah Dawrka Ay Kuleedahay Dacwada~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

32 MB 79:56 min

 

 

Last Updated on Thursday, 09 May 2013 16:25
 
قال النضر بن شميل ( دخلت على المأمون . . . فقال ؛ كيف أصبحت يا نضر ؟ فقلت ؛ بخير يا أمير المؤمنين ، فقال ؛ ما الإرجاء ؟ فقلت ؛ دين يوافق الملوك ، يصيبون به من دنياهم وينقصون به من دينهم ، قال ؛ صدقت) [البداية والنهاية 10/276

Featured Video

Islamic Calendar

Codsiyaasha

Maxaan Kusoo Kordhinaa
 

prayer times

Inta Qof Ee Ku Jirta Webka

We have 26 guests online