Asmaul Husna

Login Form



Is Diiwaan Geli Newska Webka







Tell A Friend To Daarulxadiith

Tell a Friend

Wadamada Laga Soo Boqdo Webka

   

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu

                   !!!Bishaaro!!! Bishaaro!!! Bishaaro!!! Bishaaro!!!

Walaalayaal Waxaa Inoo Bilaabmatay Muxaadaraatkii Aynu Sugaynay Ee Daba Socday Muxaadaraatkii Uu Cinwaankoodu Ahaa ضبط قاعدة التكفير عند الفقهاء "Sharxida Fuqahadu Waxay Wax Ku Gaalaysiiyaan Amaseba Gaalaysiin U Yaqaanaan" Oo Uu Inoo Soo Jeedinaayay Sheekheena Sheekh Xassaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan Xafidahullaah. Balse Sheekhu Insha'allaah Wuxuu Ka Hadli Doonaa Sadex Qodob Oo Muhiim Ah. Taasoo Ah Mida Maanta Lagu Jahwareersan Yahay Ee Walaalayaal Aynu Ka Faa'idaysano.

 
Walaayaal Sheekheena Xassaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan Xafidahullaah Miisaanka Xasanaatka Allaah Sw Ha Usaaro Aamiin Yaa Rabbi. 


Waa Walaalihiin Maamulka Daarul Xadiith Oo Idinkaga Tegaaya

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu.

 

اللهم ثبتنا على دينك

 اللهم آمين 

Walaalayaal Ducadiina Hanaga Ilaawina Baarakallaahu Fiikum.

 

  ***** NEW Muxaadaro ***** 

 Sharxida Fuqahadu Waxay Wax Ku Gaalaysiiyaan

 By: Sh. Xassaan Xuseen Abuu Salmaan Xafidahullaah

 

Download Ciwaanka Dhageyso Size Length
download 09 Sharxida Fuqahadu Waxay Wax Ku Gaalaysiiyaan~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

71.6 MB 78:10 min
download 10 Sharxida Fuqahadu Waxay Wax Ku Gaalaysiiyaan~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

64.2 MB 70:08 min
download 11 Sharxida Fuqahadu Waxay Wax Ku Gaalaysiiyaan~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

68.5 MB 74:51 min
 

Last Updated ( Tuesday, 15 May 2012 08:59 )
 
قال النضر بن شميل ( دخلت على المأمون . . . فقال ؛ كيف أصبحت يا نضر ؟ فقلت ؛ بخير يا أمير المؤمنين ، فقال ؛ ما الإرجاء ؟ فقلت ؛ دين يوافق الملوك ، يصيبون به من دنياهم وينقصون به من دينهم ، قال ؛ صدقت) [البداية والنهاية 10/276

Featured Video

Islamic Calendar

Codsiyaasha

Maxaan Kusoo Kordhinaa
 

prayer times

Inta Qof Ee Ku Jirta Webka

We have 18 guests online